Caymis laáanta dalkeena ka jira waxaa ka dhasha dhaqaale burbur culus

“Caymis laáanta dalkeena ka jira waxaa ka dhasha dhaqaale burbur culus dhammaan dhibaatooyinkaasi oo u badan dhibaatooyin ka dhasha shilalka iyo dhibaatada ugu badani waxa ay ka soo wajahadaaa cuqaasha iyo madax dhaqameed” Guddoomiyaha Hayádda Caymiska Qaranka, Guuleed Galaal.