Maalintii Labaad : Shirwaynaha Madasha Dhaqaalaha Somaliland

Maalintii Labaad : Shirwaynaha Madasha Dhaqaalaha Somaliland
Waxa maalinkii labaad ka socda Hotel Ambassador ee Magalada Hargaysa ka socda Shirwaynihii Madasha Dhaqaalaha Somaliland ee 2023 kaasi oo lagu falan qayn doono loogana doodi doono sector-dan kale sudan 
1. Promoting sustainable investment development. 
2. Sustainable food system. 
4. Trade and regional integration. 
5. Mining and Minerals. 
6. Government budget diversification.
7. Financial sector development.
Kuwaasi oo ay mid kasta gorfayn doonaan khubaro aqoon durugsan u leh.