“Sicirbararka dalkeena ka jira ee meel kasta lagaga hadlayo waa mid aan soo dhoofsanay ee maaha mid gudaha ka yimi sababta oo ah waxa aan gudaha dalkeenna ku cuno boqolkiiba sagaashan (90% )

“Sicirbararka dalkeena ka jira ee meel kasta lagaga hadlayo waa mid aan soo dhoofsanay ee maaha mid gudaha ka yimi sababta oo ah waxa aan gudaha dalkeenna ku cuno boqolkiiba sagaashan (90% ) waa wax debeda laga keenay oo aan soo dhiofsano ” Wasiir Maxamuud Sacad Saajin , Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga.